Sidaan wada ognahay Caziiza waxaa lagu qasbay inee Fusun gabadheeda Azra ku wareejiso si Fusun u joojiso dhibka ay kuwado qoyskaan waxaana ku qasbeen Caziiza arinkaan labada qof ee kala ah Reyan iyo Nasuh ugu dambeyna wey aqbashay inee Fusun ku wareejiso gabadheeda.

Waxay sameysay Caziiza ugu horeyn Fusun ayee balamisay kuna balamisay goobta ay gabadheeda ugu keeni laheed kadibna guriga Miran dibadiisa ayee timid waxayna uwacday gabadhii Azra ahed si ay u kaxeyso bals Dilshah ayaa ogaaneyso inee Caziiza timid misan wadi rabto Azra si ay arinkaas oga hortagto waxay ku qasbanaatay inee Caziiza disho.

Advertisement

Caziiza iyadoo banaanka taagan ayee tellka ka wacee Reyan una sheege inee dibada joogto Reyan ayaa soo baxeyso si ay CAZIIZA ula kulanto balse Dilshah ayaa kasoo hormareyso waxayna Dilshah caloosha Caziiza ka gelinee Mindi.

Kahor inta aysan durin waxay weydiine waxay halkaan ka qabaneyso Caziizana waxay dhahee waxaan u imid inaan ka xeeyo Azra oo hooyaded Fusun u geeyo si wax walbo u xalismaan Dilshah wey naxee marke arinkaas ogaato waxayna dhahe hada kahor ayaad wiilkeyga iga kaxeysatay hadana ma waxaad doonesaa inaad gabadheyda iga wadato kaama yeelin ee hoo iska qabo mindidan.

Caziiza hade dhimatay ama bad baaday isbuuca dambe ayaan ogaaneena asaxaabta qiimaha badan xalqadana halkaase ku dhamaatay.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here