Hadaba qodobka kowaad waan kasoo sheekeynay waxaana u gudbeena qodobka labaad oo ah Miran iyo hooyadiis Dilshaah qaabkee ku heshiyeen waxaana sabab u ahed Reyan fadlan hoos kaga bogo:

Miran iyo Dilshah oo qubuurihii joogaan waxaa u imaaneyso Reyan halkaase ku heshiisiine oo Dilshah oo cabsaneyso ayee Reyan biyo siine weyna isbaree waxay dhahee aniga waxaan ahay Reyan oo ah Miran xaaskiisa kadib Dilshah wey qaboobe iyadoo ku qanceyso hadalada Reyan.

Advertisement

Dilshah ayaa wiilkeda Miran hab siineyso iyadoo dhaheyso wiilkeygiyow intaano sane hooyo la’aan ayad ahed iyo hadalo calool xumo ah sida inee dhahdo markaa xanuunnsato yaa garabkaada ahaa markaa gaajooto yaa ku quudiyay ileen aniga kulama joogine ugu dambeyn Miran ayaa hooyadiis kudhahaayo hooyo wax iga codso aan kuu sameeyo ileen farxadaada waa farxadeyda.

Waxay ka codsanee inuu u keeno gabar ay Dilshah soo korsatay oo AZRA la dhaho wuu yaaba Miran wauuna u tagaa Caziiza isagoo arinkaas weydiinaayo waxayna usheege in gabadha Dilshah soo korsatay markee adiga Miran ah inaad dhimatay aan ugu sheekeyey ayaan hadana go’aansaday inaan gabar ay korsato siiyo waana siiyay.

Sidaas ayee dhahee waxayna Miran ka codsanee inuu cafiyo isagana wuu diida waxuuna go’aansanaa inuu gabadhaas keeno maadama ay jirto Istanbul si hooyadiis uu kaga farxiyo hadaba qodobada kale xiissaha leh la soco waa kuwa kala daran.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here