Waxaa lasoo bandhigay labo goos goos oo cajiib ah ama hordhac kana turjumayaan xalqada beri ee 57aad ee taxanaha Hercai waana xalqad xiiso leh marka labada goos goos dhacdooyinkooda loo fiiriyo hadaba sharaxaad yar oo kusaabsan goos gooska hoos kaga bogo.

Dilshaah iyaduu waa shar miiran markaan waxayna dooneysaa aargoosi waxaadna moodaa xoogaa qof maskaxda looga jiro waayo sanado badan ayee murugeysneed inkastoo hader wiillkeeda aqbashayna hadana 100% majecla.

Advertisement

Dilshaah waxaa u timid Caziiza oo cafis ka dalbatay balse wasat tiri mindi iska qabo caloosha ayeena mindi ka gelisay xili caziiza dhulka kudhacday waxayna Dilshaah lahed wiilkeyga ooyar ayaad iga kaxeysato inaad iga dishay ka dhigtay.

Reyan dusha sare wax walbo ka aragtay dhanka kale Jihaan waxuu Miran usheegay in Reyan sir weyn ay isaga Miran ah ka qarineyso dabcan Miran iyo Reyan waa la isku diray waana qorsho laga shaqeeysiiyay Mirana waxuu Jihan weydiinayey sababtu isugu dayey inuu udilo.

Dabcan sirta Reyan qarineyso waa in Caziiza Ayeeyo dhab ah utahay Miran misane ay dhashay Hazar arinkaana ine Reyan qariso waxaa ka codsatay Caziiza aan ogaano waxaa dhici doono caawa ayee soo galeee dhanka turkiga xalqado cusub.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here