Dilal kala duwan oo Muqdisho ka dhacay (Faahfaahin)

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Facebook

Twitter

Pinterest

WhatsApp

Email

Askari ka tirsan Ciidamadda Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qof shacab ah ku dilay mid kalana ku dhaawacay magaaladda Muqdisho.

Falkaan ayaa ka dhacay Agagaarka Isgoyska Tarabuurka ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal askariga iyo labadda qof ee shacabka ah waxa soo kala dhexgalay muran taasi oo keentay in askariga uu toogasho geysto,islamarkaana uu goobta ka baxsado.

Facebook

Twitter

Pinterest

WhatsApp

Email

Previous articleMadaxweyne Waare oo kulan la qaatay Saraakiishii Baladweyne gaartay (Aqriso)
Next articleJubaland oo si kulul uga hadashay xariga Wasiir Janan

Source: dalkaan

Sports News
WARARKII