Facebook

Advertisement

Muqdisho (caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa ku amartay inuu dalka ka baxo oo dalkiisa ku laabto safiirka dowladda Kenya u fadhiya magaalada Muqdisho.

Sidoo kale dowladda Soomaaliya ayaa u yeeratay safiirkeeda ka jooga Nairobi Maxamuud Axmed Nuur Tarsan.

Dowladda Soomaaliya ayaa Kenya ku eedeysay inay faragelin qaawan ku heyso arrimaha gudaha dalkeenna.

“Dowladda federaalak Soomaaliya waxaa u muuqata in dowladda Kenya ay si barer ah u fara gelineyso arrimaha gudaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, iyadoo cadaadis ku heysa madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe si uu u fuliyo qorshaheeda ku aaddan faragelinta iyo carqaladeynta heshiiskii siyaasadeed ee doorashada Soomaaliya laga gaaray” ayaa lagy yiri war-saxaafadeedka dowladda Soomaaliya lagu yiri.

Facebook

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here