Amitabh Bachchan oo dhawaanahaanba dhaqdhaqaaqiisa kuyaraa barta social mediyaha ayaa ugu dambeen usoo hampalyeeyay taageerayaashiisa sanadka cusub 2021

Advertisement

Xanuuno iyo da.da oo heydo ayaa kadhigtay inuu kanasto social media oo taageera badan uu kuleeyahay

Dhanka shaqada, Aktarka waxaa horyaalla sanad mashquul badan, iyadoo ay soo baxayaan mashaariic fara badan oo odayga kashaqeyn doono, waxuu shaqada uhoreysa laqaban doonaa Emraan Hashmi filimka ‘Chehre’,

sidoo kale waxaa lagu arki doonaa filimka ‘Jhund’ ee Nagraj Manjule. Sidoo kale wuxuu qeyb ka yahay flimka agaasime Ayan Mukerji’ ee’Brahmastra’ taasuu lajilayo Ranbir Kapoor, Alia Bhatt, Nagarjuna iyo Mouni Roy.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here