Waqti aan sidaa usii fogeyn, Tiger Shroff wuxuu soo saaray heestiisii ugu horeesay ee ‘unblievable’, taasoo aheyd mid siweyn loo diyaariyay

Heesta ayaa kasbatay in lagu daro jaantusyada Billboard. Laga soo bilaabo jilaaga muuqaalka aadka usareeya ee qoob ka ciyaarka uu kusoo bandhigay shaashadaha tan iyo markuu soobaxay waxuu naqday mid hela dalabaadyo kaladuwan

Tiger hadda kaliya umasoo bandhigin heestaan “Casanova” in muuqiisa la arko’ laakiin wuxuu markiisii ​​ugu horreysay kamid naqanayaa barnaamijka fiidiyowyada lagu gudbisto ee ay Google leedahay – YouTube iyada oo loo marayo iskaashi uu la leeyahay shirkadda warbaahinta cusub ee Qyuki Digital Media.

Tiger kanaalkiisa YouTube ayuu diyaar uyahay inuu kusoo bandhigo heerkiisa hal-abuur. Iyo, qoob-ka-ciyaarka taasoo siineysa tamar badan oo codkiisa uu kusoo bandhigo

hibadiisa kala duwan ayuu kafaa.iideesanayaa Actorekaan mudada gaaban sida weyn isugu muujiyay

Waakan heestiisa Casanova

[embedded content]

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here