2021 waxaa hada inaga xiga saacado kooban , dadka caanka ah ee Bollywood-ka waxay ku mashquulsan yihiin qorshayaashooda sanadka cusub. Ma ahan wax la yaab leh, baraha bulshada waxaa kabuuxa hampalyada horu dhaca ah

Advertisement

Karisma Kapoor ayaa barteeda Instagram ku muujisay qorshayaasheeda maalinta ugu dambeysa sanadka 2020. Waxee tiri waqtigeyga waxaa kuqaadan doonaa qoraxda maalinta udambeesa 2020

Waxa xiisa galinaya ayaa ah falcelintii ee lakulantay” Mid kamid ah taageerayaasheeda ayaa usoo qoray” Wali waxaa tahay krismadii Dil to bagal hai”

Midkale oo lagu magacaabo Saavan” Ayaa usoo qoray da.dadaada iyo stylkaaga ismalahan” waakujecelnahay ..dhamaan commentska waxee ahaayeen kuwa madadaaladooda wata

Karisma ayaa ciwaan uga dhigtay sawirkeeda “Suura gal ma noqon lahayn la’aantiin ayee tiri karisma.. horay u socda … bilow cusub. Nabad ku jooga asxaabteyda … Jaceel ayaa idiin qabaa Dhamaantiin waan idin jeclahay … Sannad wanaagsan ”.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here