Kooxaha Chelsea iyo Real Madrid ayaa kuu dagaalamayo laacib ka reer Austria. Laacib kaan ayaa heshiis ka uu kula jiro kooxdiisa waxa uu dhacayaa dhamaad ka xaagaagan. Waxaana lagu heli karaa si bilaash ah.

Austrian kaan ayaa rabo in kooxda uu ku biirayo ay ka ciyaarsiiso boos ka Bur-buriyaha waxaana xusid mudan in laacib kaan uu dalbanayo mushaaro qaali ah oo gaarayo 10M sanadkiiba.

Waxaana laacib kaan heli karo cid walbo oo u damaanad qaadayso waxa uu dalbanayo.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here