Gobolka Amxaarada oo mar kale gantaalo lagu garaacay iyo wararkii ugu dambeeyay

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Addis Ababa (Caasimada Online) – Waxa subaxnimadii saaka magaalada Bahirdar ee caasimada gobolka Amxaarada laga maqlay qaraxyo xoogan oo ka dhashay gantaalo lagu soo tuuray, sida ay ku warantay idaacada BBC-da. Gantaalahaasi oo...

Netanyahu oo booqasho ku tegay Sacuudi Carabiya

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Riyadh (Caasimadda Online) – Sida ay xaqiijiyeen warbaahinta Israel, Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu ayaa safar qarsoodi ah ku tagay dalka Sacuudi Carabiya, xilli aysan labada dhinac midkood shaacin safarkaas, halkaasi oo...

Cabdi Xaashi, Maareeye & Ibraahim Iidle oo ku biiray shirka musharraxiinta

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullahi, guddoomiyihii hore maxkamadda sare, Ibraahim Iidle Suleymaan iyo wasiirkii hore warfaafinta, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ku...

QOOR QOOR oo labo arrin u ballan-qaaday mucaaradka

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay qaar ka mid ah musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha ee...

Wararkii u dambeeyey ee shirka musharraxiinta oo maanta la soo xirayo

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa weli ka socda shirka wada-tashiga musharraxiinta oo galay maalintiisii 3-aad. Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa ka qeyb-galaya illaa 14...

Xiisadii kala dhalatay tegista Cali Guudlaawe ee Beledweyne oo la xaliyey

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Beledweyne (Caasimada Online) – Maamulka gobolka Hiiraan ayaa ku guuleystay xalinta xiisad beryahan dambe ka taagneyd gudaha magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, taas oo ka dhalatay tegista safar uu magaaladaasi...

Sawirro: QOOR QOOR oo labo arrin u ballan-qaaday musharraxiinta ku shirsan Muqdisho

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay qaar ka mid ah musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha ee...

Wararkii u dambeeyey dad ku dhintay dabeylo ku dhuftay Puntland

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Garoowe (Caasimada Online) – Waxaa saacadihii la soo dhaafay deegaanada Puntland ka da’ay roobab dabeylo wata oo ku dhufay xeebaha ku yaalla maamulkaasi. Wararka ayaa sheegaya in dabeylahaasi oo horey looga digay...

Rooble oo kulamo ka wada magaalada Baydhabo + Sawirro

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Bayddhabo ( Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo xalay ku hoyday magaalada Baydhabo ayaa kulamo kala duwan ka bilaabay gudaha magaaladaasi, kuwaas oo looga hadlayo...

Mahad Salaad oo Rooble ka dalbaday inuu iska bari yeelo odayaal ‘gef gaystay’

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook-ga waxa uu ku dhaleeceeyey Ra’iisul wasaare Rooble, isagoo ku eedeynaya hadal ay dhawaan jeediyeen odayaal u...
- Advertisement -

APLICATIONS

Shirka musharaxiinta oo war laga soo saaray (Daawo)

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirkii hore ee warfaafinta Soomaaliya, haatana ah musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa faahfaahin ka bixiyey shirka wada-tashiga midowga musharaxiinta...

HOT NEWS