Xarunta Gobolka Banaadir iyo xafiisyo kale oo mar kale korontada laga jartay

Muqdisho (Caasimada Online) – Ilo wareedyo muhiim ah oo ka tirsan maamulka gobalka Banaadir ayaa Caasimada Online u sheegay in mar kale adeegga korontada laga jartay xarunta maamulka Gobalka Banaadir. Korontadaan ayaa...

Khilaafka u dhaxeeya Mahdi Guuleed iyo Cabdi Xaashi oo gaaray meel sarre

Hargeysa (Caasimada Online) – Khilaafka ka dhashay guddiyada doorashada xildhibaanada gobolada waqooyi ee labada gole ayaa sarre usii kacay, kaasi oo hadda ka dhex aloosan ra’iisal wasaare kuxigeenka dalka iyo guddoomiyaha golaha...

Wasiir amniga xukuumadda, Xasan Xundubeey oo farriin culus u diray mucaaradka

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Amniga Soomaaliya Xasan Xundubeey ayaa digniin u diray mas’uuliyiinta musharaxiinta madaxweynaha, kuwa raadinaya xildhibaanimada iyo cid kasta oo ku lug leh doorashada isagoo sheegay in amniga...

Khilaafka u dhaxeeya Mahdi Guuleed iyo Cabdi Xaashi C/laahi oo gaaray meel sarre

Hargeysa (Caasimada Online) – Khilaafka ka dhashay guddiyada doorashada xildhibaanada gobolada waqooyi ee labada gole ayaa sarre usii kacay, kaasi oo hadda ka dhex aloosan ra’iisal wasaare kuxigeenka dalka iyo guddoomiyaha golaha...

La-taliyaha amniga qaranka Ethiopia oo Muqdisho kula kulmay Farmaajo, soona gaarsiiyey farriin ka timid...

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Muqdisho (Caasimada Online) – La-taliyaha amniga qaranka ra’iisul wasaaraha Ethiopia Gedu Andargacho ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, oo uu kula kulmay madaxweyne Farmaajo, isaga oo soo gaarsiiyey farriin ka timid Abiy...

Xog: Mursal oo walaac ka muujiyay sida Villa Somalia ay u waddo doorashada

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, oo uu wehliyo ku-xigeenkiisa Cabdiweli Ibraahim Muudey, ayaa caawa ka qeyb-galay shirka musharaxiinta mucaaradka ee Muqdisho. Hase yeeshee,...

Daawo: Muuse Suudi: “Reer Ow-Xasan iyo Reer Waqooyi waa naga ceshan waayeen Fahad iyo...

Muqdisho (Caasimada Online) – Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa ka hadlay khilaafka ka dhashay arrimaha doorashada dalka, isagoo aad u eedeeyey ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed iyo Taliyaha...

Shirkii Golaha Ammaanka ee Soomaaliya oo soo geba-geboobay iyo R/W Rooble oo hadal culus...

Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta shir ka yeeshay arrimaha Soomaaliya, shirkaasi oo ahaa mid Golaha Ammaanka xog lagaga siinayey hawlgallada Qaramada Midoobay ee UNSOM iyo...

Mursal iyo Muudey oo ku biiray shirka Muqdisho uga socda musharaxiinta

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Muqd isho (Caasimada Online)-Waxaa sii balaartay shirka Muqdisho uga socda musharaxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, iyadoo ay ku biireen mas’uuliyiin hor leh. Guddoomiyaha galaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo ku xigeenkiisa...

Ganacsatada Muqdisho oo lagu bilaabay diiwaan-gelin iyo sababta ka dambeysa

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adaha ammaanka ee magaalada Muqdisho ayaa billaabay qorshe lagu diiwaan gelinayo ganacsatada, sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u sheegeen Caasimada Online. Qaar kamid ah ganacsatada ayaa Caasimada...
- Advertisement -

APLICATIONS

Xasan Cali Kheyre: “Haddii aan lagu heshiin nidaamka doorasho, laguma heshiin...

Muqdisho (Caasimadda Online) – Ra’isuul wasaarahii hore Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, haddana ka mid ah musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya, ayaa maanta dalka dib ugu soo...

host monster

HOT NEWS