SHIRKA musharaxiinta oo galay maalintii shanaad iyo wararkii ugu dambeeyey

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa weli ka socda shirka midowga musharraxiinta oo galay maalintiisii shanaad. Shirkan oo gaba-gabo marayo ayaa waxaa ka qeyb-galaya in ka badan 10...

Amisom oo war cusub kasoo saartay doorashada dalka

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxa ciidamada AMISOM, Amb Francisco Madeira oo sidoo kalena ah wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ayaa shaaciyey doorka ciidamadooda uga aadan doorashada dalka, oo...

Saddex arrin oo sababay in xildhibaanada BF ay noqdaan kuwii ugu liitay taariikhda

Labo boqol iyo sagaal (209) xubnood oo Golaha Shacabka ka tirsan ayaa jaamacad ka baxay. Boqol, afartan iyo siddeed (148) kamid ah heerka koowaad (bachelor degree) ayey ka gudbeen. Konton iyo...

Xalka khilaafka ka taagan guddiyada doorashooyinka

Shirar kala duwan oo ka kala dhacey magaalooyinka Dhuus-mareeb iyo caasimadda dalka ee Mogadishu, waxaa la isla af gartey in dalka ay ka dhacdo doorasho dadban, oo ergo dooran doonaan xildhibaanada...

SACUUDIGA oo war rasmi ah kasoo saaray kulanka Netanyahu iyo Bin-Salmaan

Riyadh (Caasimada Online) – Boqortooyada Sacuudiga ayaa markii u horeysay ka hadashay kulan qarsoodi ah oo ay baahisay warbaahinta Israel, kaasi oo sheegayay in kulan hoose uu dhex-maray ra’iisal wasaaraha Israel, Netanyahu...

Villa Somalia oo ka hadashay war ay faafisay Itoobiya kadib wafdigii shalay yimid Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) – Ilo-wareedyo ka tirsan madaxtooyada Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu taageero u muujiyey howlgalka ciidamada dowladda federaalka Ethiopia ay ka wadaan gobolka Tigray-ga. Madaxweynaha ayaa...

Villa Somalia oo ka hadashay war ay faafisay Itoobiya kadib wafdigii yimid Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) – Ilo-wareedyo ka tirsan madaxtooyada Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu taageero u muujiyey howlgalka ciidamada dowladda federaalka Ethiopia ay ka wadaan gobolka Tigray-ga. Madaxweynaha ayaa...

Cabdullaahi Sheekh Xasan oo weerar xun ku qaaday Xasan Cali Kheyre + Video

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Xisbiga Nabadda iyo Dimuqraadiyadda Cabdullaahi Sheekh Xasan ayaa weerar culus ku qaaday Xasan Cali Kheyre, xili uu dhawaan wajahayey culeyso kaga imaanaya siyaasiyiinta mucaaridka ee ku shireysa...

Jawaari iyo dhinacyo kale oo miisaan culus oo ku biiray shirka ka socda Muqdisho

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa caawa ku biiray shirka musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya uga socda magaalada Muqdisho. Prof. Jawaari ayaa hadda kulan gaar ah...

Shariif Xasan: “Madaxweyne Farmaajo wuxuu toshay jaakad kaligiis u gasha” (Daawo)

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka jawaabay hadalkii dhawaan ka soo yeeray ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahad Maxamed Guuleed oo sheegay...
- Advertisement -

APLICATIONS

Xiisadii kala dhalatay tegista Cali Guudlaawe ee Beledweyne oo la xaliyey

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Beledweyne (Caasimada Online) – Maamulka gobolka Hiiraan ayaa ku guuleystay xalinta xiisad beryahan dambe ka taagneyd gudaha magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, taas...

HOT NEWS