Safaaradda Mareykanka oo war soo saartay kadib doorashadii Guudlaawe

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Muqdisho (Caasimada Online) – Qoraal kooban oo ka soo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey xiriir talefoon oo dhex maray Madaxweynaha cusub ee maamulka HirSahbeelle Cali Guudlaawe iyo safiirka...

Puntland oo dad u soo qab-qabatay weerarkii Gaalkacyo

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Gaalkacyo (Caasimada Online) – Kadib howl-gal ay ciidamada ammaanka Puntland ka sameeyeen waqooyiga Gaalkacyo ayaa waxa ay ku soo qab-qabteen tiro dad ah. Howl-galka ayaa yimid, kadib markii xalay fiidkii hore weerar...

Cawad oo xilka laga qaaday iyo wasiir arrimo dibadeed cusub oo la magacaabay

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka ka qaaday wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, wuxuuna ku beddelay Maxamed Cabdirizaaq Maxamuud Abubakar. Wareegto kale oo kasoo...

IMAARAADKA oo xayiraad cusub ku soo rogay dalal ay ka mid tahay Soomaaliya

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Abu Dubia (Caasimada Online) – Dowladda Isu Taga Imaaraadka Carabta ayaa markale xayiraad cusub ku soo rogtay dalal ay ku jirto Soomaaliya, sida ay maanta warisay warbaahinta gudaha ee dalkaasi. Go’aankan ayaa...

Puntland oo hub fara badan ku qabatay magaalada Boosaaso

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Boosaaso (Caasimada Online) – Ciidamada ammaanka ee Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafay howl-gallo ka sameeyey qeybo ka mid ah magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Howl-gallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa...

DF oo DIGNIIN ujeedisay mucaaradka, xili uu abaabul xoogan ka socdo Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa markii u horeysay si adag uga jawaabtay guuxa ka dhashay guddiga doorashooyinka dalka, kaasi oo sababay in siyaasiyiinta mucaaradku ay bilaaban qorshayaal ka dhan...

Mursal iyo Muudey oo ku biiray shirka Muqdisho uga socda musharaxiinta

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Muqd isho (Caasimada Online)-Waxaa sii balaartay shirka Muqdisho uga socda musharaxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, iyadoo ay ku biireen mas’uuliyiin hor leh. Guddoomiyaha galaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo ku xigeenkiisa...

Sakariye Cabdi Yuusuf oo dil toogasho loogu xukumay kiiskii marxuumad Ugbaad

Hargeysa (Caasimada Online) – Maxkamadda gobolka Togdheer ee Somaliland ayaa maanta xukun adag ku riday Nin ay sheegtay in lagu helay inuu geystay fal iskugu jira kufsi iyo dil, kaasi oo ka...

Akhriso magacyada: Rooble oo magacaabay xubno guddiyo doorasho oo hor leh

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magacaabay xubnaha maamulaya doorashada kuraasta xildhibaanada baarlamaanka ee beelaha Banaadiriga. Xubnaha uu caawa magacaabay Rooble ayaa ka kooban 11-qof, waxaana...

Musharixiinta ku shirsan Muqdisho oo Sheekh Shariif u doortay shir guddoon!

Muqdisho (Caasimadda Online) –  Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ee 2021 oo ku shirsan maalintii 4 aad magaaladda Muqdosho ayaa gudooomiye u doortay madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna hoggaamiyaha madasha xisbiyada qaran Sheekh...
- Advertisement -

APLICATIONS

Guddiyada doorashada ee Muqdisho ku kulansan oo doortay hoggaan KMG ah

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Muqdisho (Caasimada Online) – Cabdullaahi Abyan Nuur iyo Yuusuf Maxamed Khayr ayaa loo doortay in ay si ku-meel gaar guddoomiyeyaal uga noqdaan guddiga xallinta...

HOT NEWS