CC Shakuur oo ka hadlay raali-gelintii uu siiyey Xasan Kheyre, dalab cusub-na diray

Muqdisho (Caasimada Online) – Siyaasiyiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ka hadlay kulan uu xalay gurigiisa kula qaatay ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, kaasi oo uu raali-gelin ku siiyey. Kheyre, oo...

Xog: Mucaaradka DF oo ku fashilmay codsi ay u direen Qoor Qoor iyo qorshaha...

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor, ayaa musharaxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya iyo Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ka diiday inuu badalo guddiga doorashada Soomaaliya ee...

Faallo: Maxaa la gudboon musharaxiinta madaxweyne?

Inta badan waxaa siyaasadda Soomaaliya aan ku baranay shaqsiyaad tiro badan oo leh han siyaasadeed oo ay rabaan in ay bulshada ugu adeegaan, balse inta badan siyaasiga Soomaaliga ah waxaanan u...

DF Somalia oo caddeysay mowqifkeeda rasmiga ah ee dagaalka Abiy iyo Tigrayga

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay inay xukuumadda uu hoggaamiyo Abiy Ahmed kula safan tahay dagaalka ay kula jirto gobolka Tigray-ga iyo xisbiga hoggaamiye ee TPLF. Qoraal kasoo baxay...

Shirka musharaxiinta oo war laga soo saaray (Daawo)

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirkii hore ee warfaafinta Soomaaliya, haatana ah musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa faahfaahin ka bixiyey shirka wada-tashiga midowga musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya ee sanadka 2021-ka oo maanta...

Xog: Ujeedka dhabta ah ee laga leeyahay isbaheysiga ay sameynayaan mucaaradka

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa lagu wadaa in dhowaan magaalada Muqdisho ay soo gaaraan dhamaan Musharaxiinta Xilka Madaxweynaha Soomaaliya iyo siyaasiin kale oo mucaraad ku ah dowladda Soomaaliya. Warar aan helnay ayaa...

Xasan Sheekh Maxamud oo go’aan ka qaatay doorashada

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u hadlay markii ugu horreysay tan iyo markii la soo magacaabay guddiyada doorashada ee heer federaal iyo...

Guddiyada doorashada oo la howl-galiyey iyo Jubaland iyo Puntland oo laga tashtay

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta howlgeliyey xubnaha guddiyada doorashooyinka iyo kuwa guddiga xalinta khilaafaadka ee doorashada 2020/2021-ka, ayada oo ay ka maqan yihiin Jubaland...

Cawad oo shaaca ka qaaday cidda ka dambeysay xil ka qaadista lagu sameeyey

Muqdisho (Caasimadda Online) – Wasiirkii Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa xilka laga qaaday kadib wareegto kasoo baxday xafiiska Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Ra’iisul wasaaraha wuxuu badalkiisa magacaabay...

DF oo DIGNIIN ujeedisay mucaaradka, xili uu abaabul xoogan ka socdo Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa markii u horeysay si adag uga jawaabtay guuxa ka dhashay guddiga doorashooyinka dalka, kaasi oo sababay in siyaasiyiinta mucaaradku ay bilaaban qorshayaal ka dhan...
- Advertisement -

APLICATIONS

Abiy oo ku dhowaaqay in dagaalka Tigray uu galay wejigii ugu...

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Addis Ababa (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku dhowaaqay in ciidamadiisa ay bilaabi doonaan dagaalkii ugu dambeeyey ee lagu...

HOT NEWS