Xog: Kulan Villa Somalia ku dhex-maray Farmaajo, Fahad, Rooble iyo Qoor Qoor

Muqdisho (Caasimada Online) – Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaya in kulan xasaasi ah uu xalay madaxtooyada Soomaaliya ku dhex-maray madaxda ugu sarreysa dowladda federaalka iyo...

Jeneral Odowaa oo shaaca ka qaaday Al-Shabaab ‘lagu laayey’ howl-gal ay fuliyeen

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber  Cadale (Caasimada Online)- Faahfaahino ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal ciidamada xoogga dalka iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab ku dhex-maray deegaan lagu magacaabo Ceel-gub oo hoos taga degmada Cadale ee gobolka Shabbellada...

Xog: Kulan xasaasi ah oo Villa Somalia uga socda Farmaajo, Fahad, Rooble iyo Qoor...

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Muqdisho (Caasimada Online) – Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaya in kulan xasaasi ah ay caawa madaxtooyada Soomaaliya ku leeyihiin madaxda ugu sarreysa dowladda federaalka iyo...

Ceynte oo jawaab kulul ka bixiyey hadalladii Gedo ‘ee naceybka iyo banneysiga dhiigga muslimka’

Muqdisho (Caasimada Online) – Qeybo ka mid ah gobolka Gedo waxaa maanta ka dhacay banaanbax uu soo abaabulay maamulka taabacsan dowladda federaalka, kaas oo lagu taageerayey madaxweyne Farmaajo, islamarkaana looga soo...

Dhageyso: Jeneraal Xuud oo bixiyey wareysi xasaasi kuna dhaartay inuu DF ‘ka xoreynayo’ Hiiraan

Beledweyne (Caasimada Online) – Waxaa cirka isku sii shareeraysa xiisadda ka taagan gobolka Hiiraan ee u dhaxeysa ciidmada dowladda federaalka iyo jabhad uu hoggaamiyo Jeneraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud, iyadoo saakay...

Dhageyso: Jeneraal Xuud oo ku dhaartay dagaal uu DF ‘uga xoreynayo’ Hiiraan

Beledweyne (Caasimada Online) – Waxaa cirka isku sii shareeraysa xiisadda ka taagan gobolka Hiiraan ee u dhaxeysa ciidmada dowladda federaalka iyo jabhad uu hoggaamiyo Jeneraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud, iyadoo saakay...

Axmed Madoobe: Doorasho kuma dhici karto sidan iyo nooca afduubka socda (Daawo)

Kismaayo (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madooobe) oo mudooyinkii dambe ku maqnaa dalka dibadiisa ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo, waxuuna ka hadlay arrimo dhowr...

Daawo: Axmed Madoobe oo ku dhowaaqay in doorasho aysan dhici karin + Sababta

Kismaayo (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo mudooyinkii dambe ku maqnaa dalka dibadiisa ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo, waxuuna ka hadlay arrimo dhowr...

DEG DEG: Ciidamada Abiy Ahmed ‘oo galay’ magaalada Mekelle

Mekelle (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaraaha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa ku dhowaaqay in ciidamada dowladda ay galeen magaalada Mekelle ee caasimadda gobolka Tigray, waxaa sidaas sheegay taleefishinka dowladda. “Waxaan awood u yeelanay...

Ciidamada ABIY AHMED ‘oo si buuxda gacanta ugu dhigay’ magaalada Mekelle

Mekelle (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaraaha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa ku dhowaaqay in ciidamada dowladda ay galeen magaalada Mekelle ee caasimadda gobolka Tigray, waxaa sidaas sheegay taleefishinka dowladda. “Waxaan awood u yeelanay...
- Advertisement -

APLICATIONS

Xildhibaan Mustaf Dhuxulow: Farmaajo iyo Fahad waxay wadaan kufsi siyaasadeed

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo ka hadlay arrimaha doorashada Soomaaliya iyo sida ay wax u socdaan ayaa dowladda dhexe...

HOT NEWS