Uhuru Kenyatta oo digniin horleh ka soo saaray go’aankii maxkamadda ICJ

0
Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Niarobi (Caasimada Online) – Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa markale ka hadlay go’aankii kasoo baxay makxamadda caalamiga ah ee ICJ, taas oo inta badan biyihii la’isku hayey u xukuntay Soomaaliya oo...

Axmed Qoor Qoor oo xabsi dhigay odayaal soo jeediyey arrin uusan jecleysan – Xog

0
Dhuusomareeb (Caasimada Online) – Ciidamada ammaanka Galmudug ayaa xalay magaalada Dhuusomareeb ku xiray qaar ka mid ah odayaal shir ku yeeshay magaalada, sida ay ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u xaqiijiyeen...

Xog: Farmaajo iyo Rooble oo xalay wada-hadallo ku yeeshay Villa Somalia

0
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa xarunta madaxtooyada Soomaaliya xalay ka dhacay kulan u dhaxeeyey madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u...

Xog: Farmaajo iyo Rooble oo xalay wada-hadallo xasaasi ah ku yeeshay Villa Somalia

0
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa xarunta madaxtooyada Soomaaliya xalay ka dhacay kulan u dhaxeeyey madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u...

Dhimashada 11,800 oo SOOMAALI ah oo aan horey loo ogeyn oo la shaaciyey

0
Muqdisho (Caasimada Online) – Dhimashada COVID-19 ee Soomaaliya ayaa ugu yaraan 32 jeer ka sarreysa tirooyinka ay dowladdu sheegtay bilihii hore ee musiibada, sida lagu sheegay daraasad cusub oo lasoo saaray. Daraasadda...

Xog: Farmaajo iyo Rooble oo caawa wada-hadallo ku yeeshay Villa Somalia

0
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa xarunta madaxtooyada Soomaaliya goordhow kusoo dhammaaday kulan u dhaxeeyey madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u...

R/W Rooble oo labo dhinac kala kulmaya culeys xoogan

0
Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa muddooyinkii dambe wajahayey cadaadis xoogan oo uga imaanayey Beesha Caalamka iyo Musharaxiinta Mucaaridka, kadib dib u dhacyada jadwalka...

Wararkii ugu dambeeyey xiisadda Guriceel iyo ciidan kusii jeeda oo maanta gaaray…

0
Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Ciidamo ka tirsan millateriga Soomaaliya oo horaantii toddobaadkan ka ambabaxay magaalada Beledweyne ayaa gaaray degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan, xili uu maamulku isku diyaarinayo dagaal ka dhan...

Mid ka mid ah murashaxiinta Aqalka Sare ee Jubaland oo la la’yahay kahor doorashada...

0
Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Kismaayo (Caasimada Online)-Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee SEIT Jubbaland ayaa codsi la xariira mid ka mid ah kuraasta berri la dooranayo u gudbiyay madaxwaynaha maamulkaas Axmed Madoobe. Guddiga ayaa Madaxweynaha...

Murashax la la’yahay kahor doorashada Aqalka Sare ee berri ka dhaceysa Jubaland

0
Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Kismaayo (Caasimada Online) – Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee SEIT Jubbaland ayaa codsi la xariira mid ka mid ah kuraasta berri la dooranayo u gudbiyay madaxwaynaha maamulkaas Axmed Madoobe. Guddiga...
- Advertisement -

APLICATIONS

Farmaajo oo ergo Abgaal ah u diray R/W Rooble – Xog

0
Muqdisho (Caasimada Online) – Sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen ilo-wareedyo kala duwan, Madaxweyne Farmaajo ayaa siyaasiyinta Abgaal ee taageersan maamulkiisa islamarkaana lagu sheegay...

HOT NEWS