Liverpool iyo Chelsea oo isha ku Haaya Xaalada Eddie Nketiah

0
Liverpool iyo Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay isha Ku hayaan  inay la soo xiriiraan weeraryahanka Arsenal Eddie Nketiah. Inkastoo 22-sano jirkaan uu heysto dalab qandaraas cusub ah oo miiska u...

Weeraryahanka Paris Saint-Germain Lionel Messi oo ku Biiraya Inter Miami

0
Weeraryahanka Paris Saint-Germain Lionel Messi ayaa lagu soo waramayaa inuu qorsheynayo inuu u saxiixo Inter Miami sanadka 2023. Halyeeyga Barcelona ayaa xilli ciyaareedkiisii ​​ugu horeeyay ee Parc des Princes ku soo...

Manchester United oo Shaacisay Qiimaha Ay Ku Iibsaneyso Daafaca Darwin Nunez ee Benfica

0
Benfica ayaa lagu soo waramayaa inay isku diyaarinayso inay Darwin Nunez ku iibiso 51 milyan ginni inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga xagaagan. Marka loo eego dhinaca shaqsiga, 22-sano jirkaan...

Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Iyo Wargeysyada Maanta oo Talaado Ah 17 May

0
Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha Caawa oo aad Habeen kasta kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Chelsea ayaa laga yaabaa inay Barcelona kula biirto tartanka loogu jiro weeraryahanka Bayern Munich ee Poland Robert Lewandowski, oo 33...

Horudhac: Southampton Vs Liverpool ee Horyaalka Premier League-ga, Wararka Labada Koox iyo Shaxda Macquulka

0
Kooxda Liverpool oo booqaasho ugu tageysa Southampton Kulan ka tirsan Horyaalka Premier League-ga oo lagu Ciyaarayo Garoonka St. Mary. Kooxda martida loo yahay ayaa haysatay 10 maalmood oo ay ku xasuusato...

Ilkay Gundogan oo qarka u saaran inuu ka tago Manchester City xagaagan’

0
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester City Ilkay Gundogan ayaa lagu soo waramayaa inuu qarka u saaran yahay inuu ka tago kooxda suuqan xagaaga. xiddigaha sida Kevin De Bruyne iyo Bernardo Silva ay khadka dhexe ka ciyaarayay...

Newcastle United 2-0 Arsenal: Magpies oo Spurs Qarka u Saartay u soo bixitaanka Champions...

0
Gool uu iska dhaliyay Ben White iyo gool uu dhaliyay Bruno Guimaraes ayaa Tottenham qarka u saaran inay u soo baxdo Champions League iyadoo Arsenal ay guuldaro 2-0 ah kala...

Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Iyo Wargeysyada Caawa Oo Isniin Ah 16 May

0
Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha Caawa oo aad Habeen kasta kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Dani Alves ayaa ka codsaday Barcelona heshiis kordhin.GOAL Arsenal ayaa ku dhow inay Aaron Hickey kala...

Rasmi: Kooxda kubadda cagta Real Madrid oo Heshiis la gaaray Kylian Mbappe

0
Photo/Reuters Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa heshiis la gaadhay xiddiga reer France ee Kylian Mbappe oo bisha dambe kasoo degi doona Santiago Bernabeu, kaddib shan sannadood oo uu u...

Kooxda kubadda cagta Liverpool oo Noqotay Naadiga loogu neceb yahay Horyaalka waddanka Ingiriiska ee...

0
Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa noqotay naadiga loogu neceb yahay horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League, sida ay muujisay codbixin la qaaday oo lagu ogaanayay heerka jacaylka ama nacaybka ee...
- Advertisement -

APLICATIONS

Pedri iyo Ferran Torres oo loo fasaxay inay ciyaaraan Barcelona Super...

0
Pedri iyo Ferran Torres ayaa labadoodaba loo fasaxay inay ku biiraan kooxda Barcelona Arbacada semi-finalka Spanish Super Cup oo ay la ciyaarayaan Real...

HOT NEWS