Halyeyga Liverpool ee Jamie Carragher ayaa weerar afka ku qaaday weeraryahanka Chelsea Romelu Lukaku .

Carragher ayaa aaminsan in weeraryahanka oo 28 jir ah uusan ku habooneyn Chelsea – si la mid ah marka uu joogay Manchester United .

Waxa uu ku qoray The Telegraph : “Markii Romelu Lukaku u saxiixay Chelsea , heshiisku wuxuu ahaa inuu ahaa ciyaaryahan ka duwan kii ka tagay Manchester United .

“Lix bilood ka dib, waxaa jira hadal heyn ku saabsan ku soo laabashadiisa Stamford Bridge. Isagu maaha xidiga aan ku aragnay Kooxaha kale.

“sida dhoor sano ula shaqeynayeen Antonio Conte , Lukakul ayaa heerkaasi ka dhacay marka la eego kubadiisa Chelsea.

” Thomas Tuchel waxa uu maamulayaa isla weeraryahankii ku kalifay Manchester United inay ka dhamaato dulqaadka oo ay ka iibiso Inter Milan .”

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Ciyaaro.com Riix Halkan Ku Laabo Qeybta Hore


Source: dalkaan