Kadib markii lagu wareeriyay wicitaano isdaba joog ah waliba number aanla aqoon , agaasime Hansal Mehta waxuu Fariin u diray booliska Maharashtra si ay uga caawiyaan qalqalka lagu abuuray isaga iyo xaaskiisa .

Advertisement

“Dhibaatadii way dhammaatay. Waxaan gudbiyay dacwad boolis ka dib markii aan tweet-ka uga diray fariin dowladda Maharashtra. Muddo yar gudahood ayey ku raad joogeen wicitaankii. Laakiin qofka taleefanka iska lahaa uma isticmaalin inuu ku waco dadka uurabay. Waxuu ahaa agaasimaha walaalkiis kayar,

wiil 14-15 jirah oo baashaalkiisa wata isaga oo kucelcelinaya lambarka aan rasmiga ahayn. Maxaa tallaabo ah oo laga qaadayaa qof sidaa u da ’yar? Hansal wuxuu leeyahay cabsida isoo wajahday ma ahayn oo kaliya wicitaan. “Waxay ahayd xaqiiqdii inuu si is daba joog ah u wacay nambarka xaaskeyga. Waan iska demin karnay taleefanka. Laakiin taasi marna xal maahan.

Sideen ku ogaan karnaa qofka sameeyay wicitaannada Numberada aanla aqoon? Waxaan u baahanahay inaan wajahno dhibaataynta noocan oo kale ah oo baarno. ” wuu cafiyay wiilki yaraa balse kiilooyin badan wee kajarmeen kkkkk

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here