Ajay devgan iyo Bobby doel waa labo aktarada ugu caansanaa xiligii 90s dhanka aflaamta maadamaa ay yihiin labk aktar leh qaab-jiliin heer sare

waxaana labadooda ay ahaayeen saaxiibo isku dhow kasoo bilow ilaa xiligoodii college ka maadaama ay isku college ahaayeen Bobby doel oo dhawaan 52 jirsaday ayaa waxa uu wareysi siiyay majalada DNA isagoo aya waxa uu shaaca ka qaaday arrimo badan oo ku saabsan isaga iyo arrin sir ah kaaso u sameeyay aktarka ajay devgan

Advertisement

This image has an empty alt attribute; its file name is 1548644218-Ajay_Devgn_Bobby_Deol1.jpg

bobby doel ayaa waxa uu yiri” in xiligii college ka ajay devgan aabihiisa veeru devgan uu doonayay inuu wiilkiisa xiligaas kusoo daro bollywoodka sidaas darteed waxa uu usoo iibiyay qalabka jimicsiga (GYM) si uu jirkiisa ugu dhiso laakiin ajay marnaba muusan jeclayn Gym-ka sidaas darteed ajay devgan waxa uu qiyaani jiray aabihiisa markii uu aabihiisa sii jeesto waxa uu isku shubi jiray biyo si uu isaga dhigo qof in badan almiinto sameeyay”

hadda labadan aktar waa kuwa ka mid ah aktarada ugu jirka dhisan gudaha bollywoodka iyagoo xilli walba jecel inay jir dhis sameeyaan

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here