Beesha Caalamka oo ugu baaqay DFS in ay diirada saarto arimaha muhimka ah

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Warmurtiyeedka ka soo baxay maanta shirkii Baydhabo ee uu codsaday Xasan Kheyre in lagu qabto magaalada Baydhabo ayaa loogu baaqay Dowlada Fedaraalka in ay waqtiga yar ee u haray in ay diirada ku saarto arimaha muhimka  u ah  nabada iyo horumarka Soomaaliya ee ay iska dayso in ay waqti ku lumiso hawlaha kale ee keeni kara in Soomaaliya dib u dhac ku yimaado.

Qoraalka ayaa lagu yiriRaiisal asaaaha waxa uu ogolaaday aqbalayna  in uu diirada saaro  shaqooyinka muhimka ah  si culayska la isugu geeyo shaqooyinka muhimka u ah Soomaaliya iyo saaxibada Soomaaliya.

Hadalka ka soo yeeray beesha caalamka ayaa ah mid ka tarjumaya wal-walka ay ka qabaan waqtiga uu Xasan Kheyre iyo xukuumadadiisa ku luminayaan arimo mala-awaal ah oo ka baxsan howlihii loo igmaday in ay xukuumada fuliso.

Hadalka maanta ka soo baxay shirkii Baydhabo  ayaa sidoo kale waxa lagu muujiyay in beesha caalamka ay qorshaynayso in ay soo saarto  “roadmap” ay dowlada Fedaraalka ku shaqayn doonto inta uga hartay waqtigeeda.

waxaa la isku raacay in arimaha muhimka u ah Soomaaliya loo sameeyo “roadmap” kuwaas oo qayb ka noqoya wax ka badalida siyaaasada loo dhan yahay; amniga, cadaalada, dhaqaalada iyo arimaha Bulshda”. Ayaa lagu sheegay warmurtiyeedka ka soo baxay maanta.

Shirkii caalamiga ahaa ee “Somali Partnership Forumoo in mudo ah dowlada Fedaraalka ay dib u dhigaysay iyada oo sugaysay guulo ay rabtay in ay ka keento Galmudg iyo Jubbaland  ayaa loo sheegay in aan mar kale dib loo dhigi karin sidaas darteed waxaa lagu heshiiyay  in la qabto shirkaas  bisha Oktoobar 1- 2deeda.

Halkaan ka aqriso warmurtiyeedkii maanta:

For Immediate Release
JOINT PRESS STATEMENT

Somalia’s International Partners Meet Prime Minister in Baidoa

Baidoa, 7 September 2019 – Prime Minister Hassan Ali Khayre convened Somalia’s international partners in Baidoa in South West State on 7 September 2019.

The participants met to discuss priority areas for national and international engagement as a precursor to the Somalia Partnership Forum to be held in Mogadishu on 1 and 2 October.

The delegation delivered messages from AMISOM, Ethiopia, European Union, Germany, Italy, Intergovernmental Authority for Development (IGAD), Kenya, Norway, Sweden, Turkey, Uganda, United Kingdom, United States and United Nations.

The Prime Minister and partners agreed to focus the Somalia Partnership Forum on key priorities for action in order to maximise national and partner efforts and resources.

They agreed that these priorities will draw from the roadmaps for reform on Inclusive Politics, Security and Justice, Economic Recovery and Social Development, and that the agreed priorities would be grounded in the partnership principles of mutual accountability. They noted that delivery of the priorities would require urgent steps to strengthen cooperation between the Federal Government of Somalia and Federal Member States.

The partners commended the Prime Minister for his leadership in fostering reconciliation in Galmudug and underscored the importance of pursuing an inclusive approach to reconciliation in all Somalia’s federal member states. They called for ongoing reconciliation and electoral processes in the Federal Member States to be concluded without violence, and in the spirit of dialogue and respect for human rights to ensure all can work together to advance national priorities.

The partners expressed their appreciation to South West State President Abdiaziz Hassan Mohamed “Laftagareen” for the warm welcome and hospitality extended by the people and administration of South West State. They welcomed recent efforts towards reconciliation in South West State and called on all sides to take concrete steps to bring these to a successful conclusion.

END

Source: dalkaan

Sports News
WARARKII