Barcelona ayaa laga yaabaa inay la soo wareegto Matthijs de Ligt haddii ay iska iibiyaan Samuel Umtiti iyo Philippe Coutinho.

Mustaqbalka Matthijs de Ligt ee Juventus ma cadda ka dib hadaladii ka soo yeeray wakiilkiisa Mino Raiola.

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Netherlands ayaa Bianconeri ku sugnaa tan iyo bishii Luulyo 2019 laakiin waxaa laga yaabaa inuu ka dhaqaaqo.

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

Juventus ayaa meesha ka saartay awoodeeda tartanka horyaalka Seri A xilli ciyaareedkan, Raiola waxa uu sheegay in kalyantigiisa uu diyaar u yahay koox cusub.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan