Azat waxuu ogaaday sirtii ahed in walaashiis Yaren ay dishay Harun hadaba waa qodobka labaad ee aan ku sharaxeeno dhacdooyinka xalqada 58aad ee taxanaha Hercai fadlan hoos kaga bogo:

Azat waxuu soo maqlay maalintii Harun la dilaayey ay raacday Yaren sido kalena ine Hotel-ka isku dagaalen ayaa loo sheegay waxaana usheegtay Gonul kadib guriga ayuu toos usoo aadayaa isagoo sharaxaad doonaya aabihiis markuu la kulmo waxuu Jihaan dhahaa anigaa dilay Harun kadib Azat aabihiis ayuu saldhiga booliska u kaxeyna si uu sharciga ugu wareejiyo.

Advertisement

Balse Yaren ayaa kadaba imaaneyso waxayna usheege Azat inee iyada dishay Harun qofka ciqaabta mudana ay iyadu tahay hadaba Azat aad ayuu u niyad jabaa markuu arinkaas ogaado bals waxuu ku yara qancaa qaab aan kutalo gal aheen inuu Harun udhintay.

Azat ilaa intuu qarin doonaa sirta ah in Yaren dishay Harun mida kale Gonul hadee maqasho maxay sameyn doontaa jaceylkii ka dhex dhismaayey labadoodana maxaa u dambeyn doono qeybaha dambe aan ku ogaaneenaa.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here