Askari u Dhashay Uganda oo Meydkiisa Laga Helay Saldhig Ku Yaala Muqdisho

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Facebook

Twitter

Pinterest

WhatsApp

Email

Sarkaalkan oo lagu magacaabo Edward bagonza ayaa meydkiisa laga helay magaaladda muqdisho maaaalinamadii sabtiga aheyd sida uu sheegay Madaxa ciidamada booliska qeybta taageerada maamulka sarkaalka lagu magacaabo turyangumanawe.

Qoraal kooban oo  uu soo saaray habeenimadii xalay sarkaalka lagu magacaabo turyangumanawa ayuu ku xaqiijiyay geerida lama filaanka ah ee sarkaalka booliska  ugaandha  ninka lagu magacaabo bogonza  faahfaahin dheeraad ah kama  uusan kabixin geerida sarkaalka meydkiisa  laga helay magaaladda muqdisho.

Qoraaalka uu soo saaray sarkaalka lagu magacaabo turyangumanawa ayaa uqornaa sida tan

“waxaa laga helay meydkiisa halka uu dagaanaa  oo ah magaalada muqdisho subaxnimadii hore ee sabtida “ fahfaahin intaa kabadan kama uusan bixin sarkaalku  meydka sarlkaalka lagu magacaabo bogonza oo meydkiisa laga helay magaalada  muqdisho subaxnimadii sabtida.

Ciidamada amaanka ugaandha  ayaa horay waxaa uga dhintay saraakiil farabadan oo kamid ah kuwa millitariga iyo booliska kuwaasi oo ku dhintay dagaallo ey lagaleen xarakada alshabaab dagaaaladaas  oo ka dhacay  qeybo kamid ah gudaha  dalka Somalia.

Sanadii 2017 12 kamid ah ciidamada militariga ugaandha ayaa ku geeriyooday  dagaal ay kusoo qaadeen dagaalyahadanada alshabaab  inkastoo ay beeniyeen saraakiisha ciidamada militariga ugaandha dagaaladaas oo dhacay dhamaadkii sanadkii 2017.

Afhayeen u hadlay ciidamada milatariga ugaandha oo lagu magacaabo brig Richard karemire waqtigaas  ayaa tilmaamay in weerar lagu  ladilay saraaakiil katirsan milatariga ugaandha dagaalkaasi oo kadhacay saldhiga ey ciidamada ugaandha kulahaayeen degmada buulamareer iyo deegaanka golween oo hoostaga gobalka shabeelaha hoose.

Facebook

Twitter

Pinterest

WhatsApp

Email

Previous articleShirka Dib u heshiisiinta Beelaha Galmudug oo isku badalay Seminaar Warbarasho

Source: dalkaan

Sports News
WARARKII