filim sameeyaha caalamiga ah reer ‘Kolkata International Film Festival’ ee Anubhav Sinha ayaa si kaftan ah ugu yeeray Bengal xiddigii ugu weynaa ee Prosenjit Chatterjee

Advertisement

“hibo cusub “. Kaftanka si fiican ugama dhaa dhicin taageerayaasha Prosenjit oo dareemaya in agaasimuhu jaahil ka yahay xirfada jilaaga ..mecnaha inuu yasayo ayee uqaateen hadalkiisa amaantana ee tahay kaftan uu ku aflagaadeenayo xidiga

“Waxay ahayd uun kaftan. Laakiin waxaan ku arkaa barta Instagram in dadka qaar aysan kahelin kaftanka. Waxaan rajeynayaa in Dada (Prosenjeet) ay saameysay. ” Markii aan taabtay qeyb kamid ah xifradiisa

Prosenjeet wuu qoslay, “Waan ogahay inay kaftan ka,ahayd agaasimaha. Waana jeclaaday. Dhacdo ahaan waxaan u wajahaa filim kasta iyo dabeecad kasta oo cusub “

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here