Anil Kapoor ayaa ku kaftamay inuu qaato Filimo ay diideen Amitabh iyo Abhishek Bachchan

Advertisement

Anil Kapoor shaki la’aan waa mid kamid ah jilayaasha ugu fiican ee Bollywoodka looguna jecelyahay, wuxuu dhowaan ku kaftamay inuu qaatay filim ay diideen Amitabh iyo Abhishek Bachchan.

barnaamijka caanka ah ee kaapil sharma wuxuu Anil Kapoor wax ka weydiiyay wararka xanta ah ee sheegaya inuu saaxiibo la yahay Abhishek Bachchan asigoo kuwargalinayo dhamaan filimadii uu diiday Big Bachan inuu qaatay anil.

Anil oo si jees jees ah u hadlaya ayaa ugu jawaabay barnaamijka, kaliya ma ahan Amitabh Bachchan, xitaa Abhishek sidoo kale waakaqaataa filimaduu diido. Anil Kapoor ayaa amaan balaaran kuhelay filimkiisa lagu sii daayay barta onlineka ee AK VS AK

Filimkan waxaa sidoo kale qeyb ka ah filim sameeye Anurag Kashyap iyo Sonam Kapoor Ahuja. Dhanka kale, dhanka shaqada, Anil waxaa markii ugu dambeysay lagu arkay filmkii uu lahaa agaasime Mohit Suri ee ‘Malang’. Iyo ak vs ak

Filimkan waxaa qeyb jilay Disha Patani iyo Aditya Roy Kapur oo hogaamiyaal ka ahaa. Waxay sidoo kale kasoo muuqatay Kunal Kemmu iyo Saurabh Shukla oo doorar muhiim ah kulahaa. Marka xigta anil,

waxaa lagu arki doonaa filmka Karan Johar, uu agaasimayo ee magnum. waxaa jilaya Ranveer Singh, Kareena Kapoor Khan, Alia Bhatt, Vicky Kaushal, Bhumi Pednekar iyo Janhvi Kapoor.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here