Dhawaan Ranbir Kapoor ayaa xaqiijiyay inuu jilayo Filimka Sandeep Reddy Vanga . Kooxda iskaleh filmkaan ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqi doonaan 1da January. Ka hor inta aan si rasmi ah loo shaacin, waxaa soo if baxday in filimku uu yeelan doono koox isku duuban.

Advertisement

Marka laga reebo Ranbir Kapoor, Filimkan waxaa sidoo kale jilaya Anil Kapoor, Bobby Deol iyo Parineeti Chopra. Sandeep Reddy Vanga ayaa caan ku noqday guusha weyn ee Shahid Kapoor filimkiisa Kabir Singh kaas oo la sii daayay sanadkii 2019.

Intaas kahor, Ranbir wuxuu soo gaba gabeyn doonaa Luv Ranjan . In kasta oo Ranbir Kapoor uu mashaariic badan uu haysto, haddana si rasmi ah looguma dhawaaqin mid ka mid ah filimadiisa wixii ka dambeeyay Brahmastra iyo Shamshera.

Inuu lamidoobo Halyeeyada Boby iyo Anil waxee unaqan doontaa waxweyn. Mashruucaana waa qeyb kamid ah filimada laga sugaayo Ranbir

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here