●13 Oc 1972 Diyaarada Ciidamada Cirka ee Uruguay nooceeduna ahaa 571 ayaa sooqaaday Arday dhigata Jaamacad kutaal Uruguay kuwaas oo kuguuleestay Ciyaaraha Rugbayga ee Dalkooda….

●Waxaa Ciyaar sxbtinimo Balansaday Ciyaartoyda Rugbayga Dalka Chile Safar 4maalin oo fasax ah ayaa lasiiyay Ciyaartoy uu hogaaminayay (Farnando Parrado)

Advertisement

● 45 Ruux oo isugu jira Ciyaartoyda iyo Qaarkamid ah asxaabtooda ayaa Raacay diyaarada shaqaalaha diyaarada tirada kumajiraan …. Farnando waa Ciyaaryahanka kaliya ee waday wlshiis iyo hooyadiis ….

● Diyaaradi ayaa dhaxgashay Buuraley dhirirkooda gaarayo 100km iyo ka bdn halbuurna ma.ahaan waa dhul wada buura ah oo baraf bdn ….Duuliyihi ayaa qalday wareega loogu talagalay buuraha inee kawareegaan Diyaarada 11daqiiqo meel looga wareego ayuu sadaxdaqiiqo kadhigay wuxuuna uleexday buurihi dhaxbartankooda …. jawigi ayaa isbadalay buuro qasab ah inuu shil kugalo ayuu dhaxgalay

Ugu dambeen shilki diyaarada ayaa dhacay 45 qof 29 qof ayaa kabad baaday shilka . Buuraley wada baraf ah ayeena kudul dhaceyn ..duuliyihi iyo macalaa caawiyihi wee wada dhintayn

● Xiligi dhurwaaynimada…inlis cuno ayaa bilaabatay

Farnaando parrado 3maalin meyd ayaa loomaleenayay maalinti 3aad ayuu sookacay 5maalin oo lacunayay suuf iyo dharka lawato waalis celin waayay …. 8maalin marki lagaaray oo suuf cunow lagunoolaa ….Mid kamid ah Ayaa soojeediyay inee Ubaahanyihiin (protein) Burutiin ….wuxuuna yiri 16ka meyd meesha yaal aan cuno jirkooda …waalaga diiday balse isaga ayaa bilaabay wuuna dhargay !!…waalagu wada daysaday 45maalin Meyd ayee cunayeyn …Jawiga Heer kulka waa -30 oo barafki ayaa si waali ah uda aya

● MAALINTI 50AAD…Baraf soo dumay ayaa qariyay dhamaantood oo waa uu duugay mid kamid ah oo barafka iskaqaaday ayaa 16 qof badbaadiyay oo barafka kaqaaday 13qof ayaa sidaan.kudhimatay maalinti 50aad..meydki shaqadoodaa ayaa lagusii watay waalasii cunayay …Farnando parardo hooyadiis iyo wlshiis wee dhinteyn wali lama cunin keydka ayee kujireen ..

● GO.AAN…Nando parardo 12ka December 1972 ayuu goa.aan kugaaray inuu barafka kadhaxbaxo lugtiisana maalo Roberts ayaa raacay wuxuuna Nando Cunto ahaan uqaatay Hilibka wlshiis …. 100km ayee lugu kujareyn isaga iyo sxbkiis Roberts wee badbaadeyn dhul baraf la.aan ah ayee tageyn Dadki xanibnaa ayee saxaafada usheegayn waana lasoo badbaadiyay 72maalmood kadib 22 December 1972

● 16ka qof wee noolyihiin hadda Farnando Parardo iyo Roberts ayaana ah Geesiyaasha dadaalay ee 16ka qof badbaadiyay …Waxaa laga jilay filimo bdn oo kamidyahay (A LIVE) Nando iyo xaaskiisa dhowrjeer ayee booqdeyn Buuraha Andes….

16ka Qofood Sanadkasta 22 December wee isku imaadaan weena xusaaan ..Magacyada laxusay ee badbaaday
(Alvaro Mangino, Carlos Paez, Daniel Fernandez, Jose Luis ‘Coche’ )

SHERE DHE usii dheh asxaabtaada social mediyaha si uu ugaaro dhacdadaan…Hadaa Aqrisatay Waakumahadsantahy

W/Q Abdirahmaan Shuuroow sanaki hore 2019 dhamaadkiisa

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here