Andaz Apna Apna’ sawir qaade Ishwar Bidri ayaa geeriyooday dhawaan,,Filimadu waxay noqdaan badanaa kuwo lagu xasuusto jilayaasha , laakiin qeyb weyn oo kamid ah sidoo kale waxaa iska leh farsamayaqaanada iyo sawir qaadayaasha.

Advertisement

Marka aan ka hadalno, warshadaha Bollywood-ka waxay u baroor diiqayaan geeridii ku timid filim sameeye caan ah Ishwar Bidri ,

falanqeeyaha ganacsiga Bollywood Komal Nahta ayaa bartiisa bulshada soo dhigay si uu ula wadaago tacsi bollywoodka. “Ishwar Bidri oo ahaa sawir qaade caan ah ayaa dhintey” ayuu soo qoray Komal. Wuxuu caan ku yahay shaqadiisa filimada caanka ah ee Bollywood sida

Andaz Apna Apna (1994), Ab Ke Baras (2002) iyo Kabhi Kahin … (2008), ‘Hum Kaun Hai’ (2014), ‘Dhaai Akshar Prem Ke’ ( 2000), iyo kuwo kale. Wuxuu kudhowaad lashaqeynayay dhamaan xidigaha sida wanaagsan looga garanayo Bollywoodka

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here