wan wada ognahay wararka jaceyl ee la xariira labadan jilaa Alia Bhatt iyo Ranbir Kapoor kuwaaso labadii sano ee ugu dambeeyay si weyn laysugu xamanaayay
Advertisement
waxana midas u sabab ah inay labadan jilaa ay markasta muujiyan isku so dhawaansho dareen ah maadaama xili walba ay waqti la qaataan labada qoys
haddana maanta oo axad atariishada Alia oo ka nasanayso jilista halka ay qoyskayda waqti la qaadan lahayd ayaa waxa ay u duushay dhanka caasimada Delhi si ay halkas ula so kulanto jaceylkayda Ranbir Kapoor waxaana halkas ku wahliyeen Ranbir Kapoor walaashiisa iyo seedigiisa
Source: dalkaan.com