Akshay wuxuu bilaabi doonaa duubista filmka ‘Bachchan Pandey’ oo ay la wado Kriti Sanon. Jadwal 30 maalmood ah oo lagu qaban doono Rajasthan ayaa loo qorsheeyay ‘Bachchanpandey’, oo ay u badan tahay inuu bilaawdo laga bilaabo bisha Janaayo isbuuca koowaad.

Advertisement

In ka badan 100 qof ayaa lagu soo waramayaa inay u safri doonaan Jaisalmer si loogu duubo filimka.

Akshay Kumar ayaa rajeynaya guulo badan sanadka 2021 Kahor fasaxiisa sanadka cusub maadaama hishiisya badan uu gacanta kudhigay, dhawaan waxaa uu scotland kusoo duubay mashruuca actionka ah BellButtom waxaana usii balansan Sooryavanshi

Jadwalada lagudaawan lahaa filamadiisa waxaa qasay convid19.laakiin isaga shaqadiisa majoogsan waxuuna isbuuca 1aad sanadka cusub bilaabi doonaa shaqada filmka Bachchanpandey

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here