Akshay Kumar waa mid kamid ah jilayaasha faro ku tiriska ah ee qosolkooda ku saleeya marxalada waqtigaas looga baahanyahy.

Advertisement

Jilaagu wuu yaqaan sida loo sameeyo xaalad qosol badan, Iyadoo Good Newwz uu dhameystay hal sano maanta ookale 2019 marki la sii daayay, Akshay Kumar wuxuu helay dariiqada ugu fiican ee lagu sharxi karo waxqabadkiisa sanadka 2020 .

Akshay ayaa la wadaagay taageerayaasha muuqaal isagoo iska duubaya ciyaarta caanka ah ee qoob ka ciyaarka heesta ‘Sauda Khara ’

Akki ayaa filmkaan kumatalaya inuu lafoolanayo xaaskiisa waxaana fariinta filmka lagaqaadanayo ee tahay garabsiinta xiliga ee culustahay xaaskaaga waana film madadaalo dhameestiran ah

Good Newwz waxaa soosaaray shirkada Karan Johar’s Dharma Productions waxaana wada jileen Kareena Kapoor, Diljit Dosanjh, iyo Kiara Advan

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here