Agaasime Aniruddha Roy Chowdhury, maskaxdii ka dambeysay Taapsee Pannu iyo Amitabh Bachchan inee jilaan filmki caanka ahaa ee Pink ayaa lagu wadaa inuu mashruuc kale soobandhigo. Agaasimuhu hada wuxuu la soo noqonayaa film-bulsheed oo muujin doona arrimaha ka jira warbaahinta maanta oo ay wehliso danbiga saxaafadda ka jira.

Advertisement

Markan, Aniruddha Roy Chowdhury wuxuu kahelay Yami Gautam.inuu udhiibo mashruucaan cusub. Mowduuca Aniruddha Roy u doortay inuu filim ka sameeyo, waa mid ka mid ah kuwa aadka loo hadal hayo maalmahan. Inkastoo aysan jirin faahfaahin ku saabsan hogaamiyaha filimka,

Yami Gautam ayaa loo arki doonaa inay tahay haweeneyda hogaamineysa filimka waxaa la filayaa inladuubo bartamaha sanadkan. Marka laga reebo mashruucan aan magaca laheyn, Yami Gautam waxaa sidoo kale lagu arki doonaa Bhoot Police, A Thursday, iyo Dasvi, iyadoo tani ka dhigaysa mashruucii afaraad ee sanadkaan hesho Yami

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here