Aditya wuxuu wadaa guud ahaan masuuliyada ‘Yash Raj Films’ waxuu leeyahay dad aaduu kukalsoonyahy iyo jilaayaal gaar ah. Intii uu Chandraprakash u halgamayay inuu helo soo saarista sheekada Prithviraj Chauhan, waxay ahayd YRF mid garab weyn kaheshay agaasime Chandra. Hadane wax fiican malagu sameen agaasimaha

In kasta oo duubista Filimka Akshay Kumar ay durbaba dhamaatay , hadana Aditya waxuu kacrooday ku dhawaaqista agaasime Dwivedi mashruuca Ram Setu sida degdega ah. Ilo wareedyo ayaa sheegaya waa xan, “Dwivedi wuxuu kala hadlay Akshay Kumar qoraalka Ram Setu oo aad u jeclaystay

“isla markiiba wuxuu sawiray boorka filmka wuxuuna si rasmi ah ugu dhawaaqay mashruuca Ram setu. Aditya wuu xanaaqay oo wuxuu shaqada ka eryay Chandraprakash. ” Aditya Chopra wuxuu kaloo go’aansaday inuu agaasime Dwivedi ka jaro waajibaadka soo saarista filmka Prithviraj. “

Aad ayuu u dhibsaday waxa uu Dwivedi sameeyay. ” haatan shirkada YRF waxee kujirtaa buuqyar oo dhaxdooda ah go.aanka Aditya ee filmka Prithviraj waan arki doonaa

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here