Gabadha ay iska dhaleen Aktarada Aishwarya Rai Bachchan iyo Abhishek Bachchan ee Aaradhya ayaa Aabaheed ku qaladay Aktarka lagu magacaabo Ranbir Kapoor.

Arintan ayaa dhacday Aishwarya iyo gabadheeda oo isla jooga in gabadha ay u cararta Ranbir oo ay habsiisay iyadoo moodeysa Aabaheed Abhishek Bachchan.

Advertisement

Sababta ay isugu qaladay ayaa aheyd garka oo ay wada deysteen labada Aktar iyo dhar iskumid ay wateen.

ars-ranbos-1

Arintan ayaa ka maseyrsiisy ayaa La sheegay Abhishek Bachchan maadaama xaaskiisa Filimka Ae Dil Hai Mushkil ay jaceyl kula Jishay Ranbir Kapoor hadana gabadhiisa ayaa Ranbir isagii mooday.

Ranbir waa wiilka uu dhalay Aktarka weyn ee Rishi Kapoor Arinkaana waxay dhacday mudo hader laga joogo in kabadan 3-sano.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here