Photo/Reuters

Kevin De Bruyne ma rumaysna in qorshaha Fifa ee Koobka Adduunka labadii sanaba mar uu yahay ‘fikrad xun’.

Maamulka kubbadda cagta ayaa isku dayaya inay beddelaan jadwalka sannadlaha ah  ee 2024 iyo wixii ka dambeeya, iyada oo ajandaha lagu jiro isbeddelka Koobka Adduunka ee sannadlaha ah.

Laakiin   xiddiga Manchester City De Bruyne, oo 30 jir ah, qasab ma ahan inuu neceb yahay fikradda.

Wararka ugu Xiisaha Badan

Isagoo ku maqan waajibaadka xulkiisa, wuxuu Belga u sheegay: “Bilawgii xilli ciyaareedka, waxaan kulan la qaatay Fifa iyo Arsene Wenger si ay noogu sharaxaan waxa ay doonayaan inay sameeyaan.

Waxaan u sheegay in ay nagu qasban yihiin in ay nasiyaan nasasho dhab ah annaga, ciyaartoyda, dhammaadka xilli ciyaareedka.

“Fikradu ma xuma lafteeda, ilaa inta qof kastaa uu si wadajir ah u shaqeeynayo.”

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here