Emile Smith Rowe ayaa shaaca ka qaaday in David Beckham uu yahay ciyaaryahanka uu ugu jecel yahay England.

Xiddiga kooxda Arsenal ee Rowe ayaa todobaadkan saftay kulankiisii ​​ugu horeeyay ee England waxana uu sharaxay in uu aad uga dayan jiray Beckham markii uu soo weynaada.

Markii uu la hadlayay kanaalka Saddexda libaax ee YouTube, wuxuu yiri: “Geesigeyga England? Waa Beckham

Wararka ugu Xiisaha Badan

“Waa inaan sameeyaa, waa inaan marka hore dhahaa Beckham.

“Laadadka xorta ah,iyo wax walba oo isaga ku saabsan. Waa inaan isaga dhahaa.”

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here