Liverpool ayaa laga yaabaa in ay soo gaadhay jug dhaawac ah ka hor kulankooda Arsenal kadib fasaxa xulalka.

Sadio Mane ayaa dhaawac ku baxay kulankii Senegal ay 1-1 la gashay Tongo khamiistii.

Ciyaaryahanka garabka ka ciyaara ayaa si xun u dhacay ka dib markii ay isku dhaceen xidig ka soo horjeeda intii lagu jiray tartanka waxaana uu u muuqday inuu ka soo gaaray jug qeybta sinta ama feeraha.

Wararka ugu Xiisaha Badan

Reds ayaa 20-ka November garoonka Anfield kula ciyaari doonta Gunners ilaa hadda lama oga inta uu la egyahay dhaawaca 29-sano jirkaan.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here