Xiddiga Manchester United ee Cristiano Ronaldo ayaa soo bandhigay qaabkiisa bini’aadantinimo ka dib markii ay Portugal barbardhac goolal la’aan ah la gashay Ireland ciyaar ka dhacday garoonka Aviva Stadium.

Gabadh yar ayaa soo dhaaftay qeybta amaanka waxayna u soo dhaqaaqday garoonka si ay ula kulanto xidigan.

Ronaldo ayaa markaas habsiiyay ka hor inta uusan u dhiibin funaanadiisa kadibna mar kale habsiinin

Wararka ugu Xiisaha Badan

Portugal ayaa hadda u baahan in ay iska ilaaliso guuldarada ay kala kulmaan Serbia si ay u feeraan tikidhka koobka adduunka ee Qatar

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here