Ciyaaryahanka kooxda Manchester City Ferran Torres ayaa shaaca ka qaaday inuu u arko xiddiga Manchester United Cristiano Ronaldo inuu yahay dhiirigelin jireed.

Torres ayaa ku xisaabtama in Ronaldo uu bedelay sida ciyaartoyda kubada cagta ay ula dhaqmaan jirkooda taasoo keentay inuu helo tababare gaar ah iyo mid nafaqo.

Isagoo la hadlayay El Desmarque, Torres wuxuu yiri: “Isaga [Ronaldo] waa meesha aan tixraaco.

Wararka ugu Xiisaha Badan

Waxa uu bedelay kubada cagta dhanka nafaqeynta, daryeelka naftaada.

“Tani waa geeddi-socod fog oo waxa aad maanta qabato ay berrito saamayn ku yeelanayso. Kubadda cagta waa mid jireed, waana inaad u diyaargarowdaa.”

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here