Kooxda Manchester United ayaa Caawa ku sugatay in laga reebo Koobka Champions league-ga kadib bar-baro ay la gashay Kooxda Atalanta ee Dalka Taliyaaniga waxana sidaasi uga soo baxeen wareega 16aad ee koobkan.

Manchester United oo Caawa marti aheyd ayaa lagu qabtay bar-baro 2-2 iyadoo goolashada Kulankan ay Atalanta u dhaliyeen Xidigaha kala ah, J. Ilicic iyo D. Zapata,

Xidiga Ronaldo ayaana Manchester United ka Caawiyay Labada Gool isagoo goolkiisa labaad dhaliyay dhamaadka Ciyaarta.

Sharaxaada Ciyaarta Daqiiqad kadib

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here