Naadigu Tottenham ayaa maanta ku dhawaaqay in Nuno Espírito Santo iyo shaqaalihiisa tababarka ee Ian Cathro, Rui Barbosa iyo Antonio Dias laga qaaday xilkii.

Fabio Paratici, Agaasimaha Maamulka Kubadda Cagta, ayaa yiri: “Waan ogahay inta Nuno iyo shaqaalihiisa tababarka ay rabeen inay guuleystaan, waxaan ka qoomameynayaa inaan qaadanay go’aankan.

“Nuno waa mudane run ah mar walbana waa lagu soo dhaweyn doonaa halkan. Waa inaan u mahadcelinaa isaga iyo shaqaalihiisa tababarka, waxaana u rajeyneynaa wanaag mustaqbalka.”

Kooxda Ayaa hada la filayaa in ay Magacowdo tabare Cusub

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here