Chelsea ayaa dooneysa inay xoojiso booska ugu sarreeya horyaalka Premier League marka ay u safreyso Newcastle United kulan ka tirsan Horyaalka Premier league-ga.

Kooxda Thomas Tuchel ayaa todobo gool uga soo badisay kooxda Norwich City halka Newcastle united ay barbaro la gashay kooxda Crystal Palace.

Tuchel ayaa dhexda ku soo bilaabay Kante iyo Jorginho Halka Ziyech sidoo kale lagu soo bilaabay Kulankan.

Shaxda Rasmiga ee Kulankan.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here