Kooxda Chelsea ayaa Garoonkeeda Stamford Bridge ku soo Dhaweeneysa Kooxda Norwich City kulan ka tirsan Horyaalka Premier league.

Labada kooxood ayaa ku kala jira xaalad aad u kala duwan, Blues ayaa hoggaanka u haya Premier League halka ay Norwich booska ugu dambeeya joogto iyadoon wali wax guul ah gaadhin.

Xidigaha Jorginho iyo Mount ayaa lagu soo bilaabay Iyadoo ay Maqanyihiin Timo Werner iyo Lukaku kuwaasi oo Dhaawac ah.

Shaxda Rasmiga ee Labada Koox

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here