Macalinka kooxda Man United Ole Gunnar Solskjae  ayaa isbadal ku sameeyay kooxdiisa Man united oo caawa ka hortageysa Atalanta.

Marcus Rashford ayaa ku soo bilowday kulankiisii ​​ugu horeeyay ee United tan iyo bishii May finalkii Europa League isagoo bedelay Jadon Sancho oo kursiga keydka galay.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here