Chelsea ayaa garoonkeeda ku soo dhaweeneysa kooxda Malmö ee Dalka Sweden kulan ka tirsan Heerka Guruubyada ee Champions league.

Macalin Tuchel ayaa caawa ku soo bilaabay mar kale Xidiga Lukaku uu dhawaan sheegay in uu dagaalyahay.

Macalinka ayaa dhanka kale waxaa uu keydka dhigay xidiga ku caan-baxay finalka Champion league-ga Havertz.

Shaxda Rasmiga ee lagu dhawaaqay

Chelsea: Mendy, Rudiger, Silva, Christensen, Azpilicueta, Jorginho, Mount, Kante, Chilwell, Lukaku, Werner.

Kaydka: Kepa, Bettinelli, Alonso, Kovacic, Loftus-Cheek, Chalobah, Saul, Barkley, Hudson-Odoi, Ziyech, James, Havertz.

Malmö: Dahlin, Larsson, Nielsen, Brorsson, Berget, Pena, Innocent, Christiansen, Olsson, Colak, Birmancevic.

Kaydka : Ellborg, Diawara, Miosander, Rakip, Abubakari, Gwargis, Nalic, Eile, Bjorkqvist, Lindman.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here