Waxaa lagu Dhawaaqay kooxda isbuuca ee Horyaalka Premier league oo Warbaahinta BBC ay soo saarto.

Chelsea ayaa sii xajisatay booskeeda hogaanka Premier League markii ay 1-0 kaga badiyeen Brentford Sabtidii.

Kooxda kaalinta labaad ku jirta ee Liverpool ayaa soo bandhigtay qaab ciyaareed aad u fiican madaama ay 5-0 ku badisay Watford halka Manchester City ay 2-0 ku garaacday Burnley.

Goolal soo daahay ayaa siisay Leicester City inay 4-2 kaga badiso Manchester United halka Wolves ay ku dubatay Aston Villa 3-2.

Newcastle United ayaa looga adkaaray 3-2 oo guuldarro ah Tottenham Hotspur halka Southampton ay 1-0 ku garaacday Leeds United halka Norwich City ay 0-0 la gashay Brighton.

Kooxda Isbuuca ee Todobaadkan

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here