Paris Saint-Germain ayaa soo dhaweysay Lionel Messi oo dib ugu soo laabtay kooxda kulanka Champions League ee RB Leipzig .

Xiddiga lix jeer ku guuleystay Ballon d’Or ayaa dib uga soo laabtay waajibaadka xulkiisa Argentina mana uusan ka qeyb qaadanin guushii 2-1 ee Ligue 1 ay ka gaareen Angers habeenkii Jimcaha.

Si kastaba ha ahaatee, Messi ayaa soo laabtay xiliga kooxda ay la ciyaareyso Leipzig, inkastoo  saaxiibkiisa Neymar uu dhaawac la maqanyahay.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here