Qabiirka Ciyaaraha Mark Lawrenson ayaa Sadaal ka Bixiyay Kulamada Premier league ee Maanta la Ciyaarayo.

Mark Lawrenson ayaa taageeray Liverpool FC si ay guul 2-0 kaga gaaraan Watford kulankooda ka dhacdaya Vicarage galabta.

Mark Lawrenson ayaa ku adkeeyqy Manchester United isagoi u saadaaliyay barbaro 1-1 ah la gasho Leicester City.

Ugu Danbeyn Mark Lawrenson ayaa u saadaaliyay Chelsea FC inay guul 2-0 kaga badiso Brentford si ay u sii adkeyso Horyaalka.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here