Kooxda Chelsea oo Caawa Booqasho ku tagtay Garoonka Brentford Community Stadium ee Kooxda Brentford ayaa gaartay Guul Ciriir ah iyadoo Daqiiqadihii ugu Danbeeyay la Silciyay Blues.

Blurs ayaana u Muuqatay Mid aanan Garoonka ku Jirin Qeybta Labaad ee Ciyaarta iyadoo lagu Helay Dhoor Fursad oo Gool u Muuqday Goolhaye Mendy ayaana ahaa Xidiga Garoonka isagoo Badbaadiyay Dhoor Gool.

Goolka Chelsea ee Ciyaarta ayaana yimid Daqiiqadii ugu Danbesay ee Qeybta Hore Xidiga Ben Chilwell ayaana u dhaliyay Goolka Agoonka isagoo Kubad Bidix ah dhinac ka dhigay Goolhayaha.

Natiijo ahaan Chelsea ayaa Hada Ku jirta Kaalinta 1aad ee Horyaalka Iyadoo Leh 19 Dhibcood Halka Liverpool oo ku soo Xigta ay Leedahay 18 Dhibcood.

Shaxda Ciyaarta lagu soo Bilaabay.

Brentford XI: Jorgensen, P. Jansson, C. Nørgaard, I. Toney, Sergi Canós, David Raya, R. Henry, M. Jensen, E. Pinnock, F. Onyeka, B. Mbeumo

Subs: S. Ghoddos, K. Ajer, C. Goode, M. Forss, Álvaro Fernández, M. Rasmussen, P. Maghoma, D. Thompson, M. Bidstrup

Chelsea XI: Azpilicueta, Lukaku, Kovacic, Christensen, E. Mendy, Kante, Werner, Loftus-Cheek, T. Chalobah, Chilwell, Sarr

Subs: Alonso, Saul , Barkley, Jorginho, Kepa, Mount, Havertz, Reece James, Hudson-Odoi

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here